Turkiga oo laga dalbaday in uu qabto Markab uu ka babanayo Calanka Ruushka oo sida ….

Ukraine ayaa ka codsatay Turkiga in uu qabto oo uu xiro markabka Zhibek Zholy ee uu ka babanayo calanka Ruushka kaasi oo ah nooca xamuulka qaada, sidana shixnad qamadiga Ukraine ah oo laga soo qaaday dekedda Berdyansk ee uu Ruushku haysto, sida uu sheegay sarkaal u dhashay Ukraine ah uuna muujiyay dukumeenti ay aragtay wakaaladda … Continue reading Turkiga oo laga dalbaday in uu qabto Markab uu ka babanayo Calanka Ruushka oo sida ….